Hassan Sheikh oo qofki ugu horeeyay ee kaso jeedo beesha Daarod xil u magacaabay.

296

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo qofki ugu horeeyay ee kaso jeedo beesha Daarod xil u magacaabay.

Wareegto kaso baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhruuriyadda Federalka Soomaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud aya mudane Axmed Cabaas Axmed loogu magacaabay La Taliyaha Arimaha Federalka ee Madaxweynaha.

Axmed Cabaas aya kaso jeedo beesha Majerteen , Cisman Maxamuud wuxuna horey uso noqday La Taliye arimaha sharciga ee Gollaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya.

Villa Somalia aya la taliyaha cusub ku tilmaamay aqoonyahan howlkar ah oo federaleynta aqoon dheer u leh. I

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here