Mogadishu ( Radio Halgan) warar uu hadda hellay Radio Halgan ayaa sheegaayo Hamza Abdi Baree ayaa hadda lagga wadday hotelkii uu ka degennaa magaaladda Mogadishu Hotel Decale.
waxaanna loowaday Villa Somalia gaar ahaan xafiiska madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waanna xog xaqiiq ah.
Hamza Abdi Barre wuxuu ka soo jeeddaa Maamulka Jubaland qabiilkiisane waa Ogaadeen waanna shaqsi uu gadaal ka fadhiyo Ahmed Madoobe hogaamiyaha maamulka Jubaland
Dhawaan fillo.