MEHER WACAN, MILGO IYO MAAMUUSNA UDHANYAHAY

Boqor Cabduqaadir Cilmi Barqadle iyo Boqorad Nasro khalif diriya

 

Oo meherkoodu ka dhacay, Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan

Maanta oo taariikhdu ahayd 30/10-2023

Sidoo kale Bahda Radiohalgan.com ayaa u hambalyaynaysa qoyskan Waxaan Eebbe Korahaaye idiinka rajaynaynaa in uu idinka yeelo qoyskii lagu nasto ee lagu negaado: Aakhiro iyo adduunba qoyskii la barwaaqeeyo, ee wanaag iyo samo isku dhaqa Alle ha idinka yeelo. Aamiin
GUURKIINU GUUR KHAYR, GURIGIINU, GURI NEGI

GUULE HAKA YEELO, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIIN.

Share.

Leave A Reply