Mogadishu RadioHalgan

Xog aan ka helnay Dadka deggan jiinka wabiga ayaa innoo sheegay inneey arkeen Al-shabaab aad u tirra baddan.

Tirro ka baddan illaa kun askari oo Al-shabaab ah ayaa ka soo kalla gudbay sedax aag oo kalla ah.

1: Farqalaal
2: Booco
3: Cabaloow

Al-shabaab ayaa ku wajahan Magaalla madaxda Gobalka Hiiraa ee Beledweyne .

Illaa hadda lamma haayo masuuliyeenta Gobolka wax dhaqdhaqaaq ciidan ahne loomma jeeddo shacab-ka Gobolka ayaa iskood isku xilqaamay si ay naftoodda u badbaadsadaan.

Wixii soo kordha halkaan kalla soco.