Halgankiii iyo laf dhabartii dhabta ahayd ee beesha Arab isaaq

119

Halgankiii iyo laf dhabartii dhabta ahayd ee beesha Arab isaaq

1 Magaca SNM waxa bixiyey nin kasoo jeeda beesha Arab isaaq
Waana Ex xildhibaan hore ( mataan )
2 Xarunta SNM waxay ahayd baligubale oo ah meel xarun u noqotay dhaqdhaaqii jabahada
3 Suldaankii ugu horeeyay ee ku biira jabhada
Suldaan maxamed suldaan faarax suldaankii guud ee beelwaynta Arab
4 Sheekii ugu horeeye ee ku biira SNM sheekh sancaani
5 xoolaha ugu badan ee jabhadu cunis iyo calaf kaleba u isticmaali jirtay waxay ahayn xoolaha Arab isaaq
6 mujaahidintii waa wayna ee xoog iyo xeeladba u isticmaali jiray jabhadu SNM
7 deegaanada Arabku waxay ahaayn kuwa u mudada dheera ee dagaalku ka socday ilaa malintii lugu dhawaaqay ilaa maalintii la soo galay dalka waxa si xidhiidha ugu socday dagaal toosa oo aan kale joogis lahayn

8 maxaa sababay in baligubale loo doorto meeshii halganka ilayn isaaq wada xuduud bu dagaaye
☆ in ay tahay meel ku haboon halgan ahaan
☆ in Arabku yahiin reer laysku halayn karo
☆ In Arab ku yahiin daacad la dareena isaaqa oo dhan
☆ In sahaydu fududahay marka loo eego deeganada kale
☆ In beesha arab ku badnayn jaajuusnimada marka loo eego dadka kale ee isku haybtayahiin
☆ Markinka bari iyo galbeed ba fududahay
☆ Xoolo dhaqato aad u badan oo ay ku samato bixi karaan
9 In ay beeshu halganka dawlada lugula jiray ay tahay reerka ku xoog , xoolo iyo xiniiyo beelay
10 In beesha Arab yahiin dadkii ugu badnaa ee halganka ku jiray Rag iyo dumarba

Qoraa Abdiraxiin Shugri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here