Hadda Ogow Qabiillada ay kasoo jeedaan Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee maanta la ansixiyay lana horgeeyay Gollaha Wakiilada kuwa la diiday & kuwa la ansixiyay.
1- Abdi Asis Hersi Warsame – Ka socday Xisbiga Waddani – Garxajis – Habaryoonis – Waa la ansixiyay.
2- Xuseen Cabdi Cali Badhaani – Ka socday dhinaca Madaxweynaha – Habar-awal – Sacad Muuse – Waa la ansaxiyay.
3- Faadumo Ismaaciil Cabdi – Ka socotay Guurtida – Arab – Haashim – Waa la ansixiyay.
4- Muuse Xasan Xaaji – Ka socday dhinaca Madaxweynaha – Habarjeclo – Aadan Madoobe – Waa la diiday.
5- Ibraahin Aadan Cali – Ka socday Xisbiga Ucid – Garxajis – Ciidagale – Waa la ansixiyay.
6- Axmed Cismaan Hassan – Ka socday dhinaca Madaxweynaha – Samaroon – Habar cafaan – Waa la diiday.
7- Axmed Yuusuf Maxamud – Ka socday dhinaca Guurtida – Harti – Warsangeli – Waa la diiday.
Qabiilada Toddobada xubnood & Beelaha Somaliland.
1- Garxajis 2
2- Habar-awal 1
3- Habarjeclo 1
4- Samaroon 1
5- Arab 1
6- Warsangeli 1
7- Dhulbahante 0
8- Gabooye 0
9- Ciise 0
Wadar – Guud
Isaaq – 5
Daarood – 1
Samaroon – 1
metelaada beeshaadu ka heshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland.