Guriceel: Sakaaro Dhal ah Oo Luuqada Carabiga Ku hadasha

91

Guriceel: Sakaaro Dhal ah Oo Luuqada Carabiga Ku Hadasha. [MUCJISO]

Mucjiso: qoys degan duleedka Degmadda Guriceel ee soomaaliya ayaa sheegay in ay soo heleen sakaaro yar oo dhal ah, taas oo ay hooyadeed ka bakhtiday.

Fihiima Cali oo xanaanaysa Sakaaradan yar ayaa sheegtay in marka ay gaajooto ay ku dhawaaqayso Umma.

Sakaarada yar waxa la siiyaa caanaha xoolaha, balse deegaankaasi waxa ka taagan abaaro baahsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here