Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdulaahi Sufuroow,Wasiiro ka Tirsan Hirshabelle iyo qeybaha Bulshadda ayaa Caawo ka Qeybgalay munaasabad Casho Sharaf ah oo lagu soo Dhaweeynayay Gudoomiyaha Cusub ee Dhalinyarada Gobalka Hiiraan Mohamed Abdullahi Dahie oo dhawaan Dhalinyaradda Beledweyne u Doorteen hogaanka Dhalinyarada Gobolka.
Gudoomiye Sufuroow iyo Wasiraada Hirshabelle ayaa Bogaadiyay Doraashada gudoomiyaha cusub waxayna ku Dhirageliyeen in u labajibaaro Hoowsha baxaada leh ee ay ka sugayaan Dhalinyaradda Gobolka.
Gudoomiye Mohamed Dahie ayaa u mahad celiyay Madaxda Gobolka iyo Wasiirada Hirshabelle sida ay u maamuseen Maamulkisa cusub oo u sheegay in u la imaan doono wax Qabad dhab ah oo muuqdo.
Gudoomiyahan cusub oo ah Aqoonyahan Dhalinyaro ah ayaa laga filayaa is Bedel dhab ah in u Dhalinyarada u jiheeyo Hormar iyo Nidaamka Dowladnimo