Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow Dadaal dheer uu umaray sii loo Fasaxo Duulimaadyada Diyaradaha soo Dago Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladda Beledweyne.
Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne Berito diyaaradaha howlshii Dadweynaha u hayeen waa u fasaxanyahiin saas waxa yiri Maamulka Gobolka Hiiraan.
Sikasto ah ahatee hadda wax caqabado ah oo ka jiro malahan Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif oo maalinta Berito to ah duulimaadyadii dib ayay u bilabanayan.
Ugu Danbeentii Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa labada dhinac ku qanciyay in shaqada socoto waxii ilaaf ah hoos loo xaliyo