Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Abdullahi Ahmed Maalin Sufuroow ayaa u magacaabay Liban Mohamed Afrah Liban Qoono Madaxa Dabagalka Guud ee Kastamadda ee Gobolka Hiiraan
Mudane Liban Mohamed Afrah ayaa ka mid ahay Bahada radiohalgan.com waxanu leeynaahay Mudane Liban Hambalyo Hambalyo shaqo Wacan