Wasiir kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdishakuur Shaashaa ayaa maalmo kahor joojiyay tababarkan oo isla qeybo kamid ah maamulkii u kamid ahaay aay soo xireen taaso ka dhigan inu wasiir kuxigeenka ku fashilmay warqadii u soo saaray oo shaqadii isla mamaulkiisa aay wadeen.

wasaaradda Warfaafinta Hir-shabelle warqadeed dambe cidna dhag uma dhigi doonta mahano?