Guddoomiye ku xigeynka hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Abuukar Maxamed Cali Gaabow ayaa yiri Cornail Hassan Jaamac Faarax waxaa oo si buuxdo noogala qeyb qaatay ladagaalankii Khawaarajiinta ee wajigii 1aad waxaa Asaga oo haddalkiisa sii wato
Guddoomiye Abuukar ayaa yiri marnaba kama baxayo Qalbigeena waxaana oo si buuxdo noolo maareeyay xiligii Kharax Yada ka dhaceen Xaruunta Gobolka Hiiraan waxaan inta ugu mhdcelinayaa Dowladda Aan Walalaha nahay ee Jabuuti.
Waxaana u rajeynayaa in wanaagi iyo garab istaagi oo u sameeyay Ciidanka XDS iyo Ciidanka dib u xureeynta degaanka. Shacabka Hiiraan in ay tahay taariikh u Qoran Cornail Hassan Jaamac Farax
Saas waxa yiri Gudoomiye Abuukar Maxamed Cali Gaabow