Gudoomiye Ku-xigeenka Arimaha Bulshada Degmada Jalalqsi ayaa yiri Waxaan kula talin Lahaa in xilka qaadis lagu Sameeyo TaliyashabAmniga & Maamulka waliba Deg deg ah Gobolka Hiiraan Dadkii Waa eey Dhamadeen Alow Sahal Amuuraha

209

Gudoomiye Ku-xigeenka Arimaha Bulshada Degmada Jalalqsi Abuukar Maxamed Cali Gaboow.

Yiri ayaa Barta Facebook ku leyahay ayow ku qoray qoraal hoose Aqri

Waxaan kula talin Lahaa in xilka qaadis lagu Sameeyo TaliyashabAmniga & Maamulka waliba Deg deg ah Gobolka Hiiraan Dadkii Waa eey Dhamadeen Alow Sahal Amuuraha

UJEEDO TALO BIXIN:

Waxaan muujinayaa talo ku aadan Xaalada ka jirto magaaladda Baladweyne

Markii aan fiiriyay xaaladda amniga

Markii aan u kuur galay dareenka shacabka

Waxaan kula talin Lahaa in xilka qaadis lagu Sameeyo waliba Deg deg ah

Taliyaha Nabad sugidda Gobolka Hiiraan

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Hiiraan

Bacdama ay Guddan waa yeen Gaajibka ka Saaran

Xaaladda abniga Gobolka Hiiraan Gaar a haan

Degmadda Baladweyne:

(Haddi kugu jirro Darreen waddaniyad sheergaree fadlan)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here