Gudoomiyaha Golaha Samatabixita Gobolka Hiiraan Dr’s maryan xaaji cilmi oo maanta la qaadatay Kulan muhiim ah gudoomiyaha Aqalka sare Abdi hanshi Abdullahi

274

 

Muqdisho(Radiohalgan.com)-Gudoomiyaha Golaha Samatabixita Gobolka Hiiraan Drs maryan xaaji cilmi oo maanta la qaadatay Kulan muhiim ah gudoomiyaha Aqalka sare Abdi hanshi Abdullahi.

Kulankaas ayaa ahaay Salan iyo Hambalyo Gudoomiyaha Cusub Aqalka Sare waxoow ku soo idlaaday Guul iyo in Hore loo Socda Dalka iyo Dowlad Cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here