Gudoomiyaasha Degmooyinka baladweyne, Buulo-barade Matabaan iyo Maxaas ayaa Magaalada Muqdisho ugu qeybgalay shir heer degmo ah.
Gudoomiyaha Degmada Baladweyne, Cumar Cismaan Calsoow, Buulo-barade Xasan Maxamed Cabdi, Kan Degmada Matabaan Cabdiraxmaan Sheekeeya iyo Gudoomiyaha Degmada Maxaas Mudane Muumin Maxamed Xalane ayaa kaqeybgalay shir looga hadlyay masharuuca Baxnaano ee taageerida dadka danyar ah oo loo qabnyay Degmooyinka Dowlad Goboleedyada dalka,
Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka Hir-shabelle kasocoday ayaa dhankood ka hadlay muhiimadda masharuuca iyo caaqabadaha ku geedaaman, aydoo sadaxda maalmood soo socota ay sii socon doonaan doodo kale duwan oo madaxda ay ka yeelanan kor u qaadista barmamajidka Baxnaano