Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda maamulka degmada Maxaas
Mohamed Yuusuf Cumar ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan l.

Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada ayaa guddoomiyaha ku soo dhaweeyay degmada Maxaas waxa aayna ballan qaadeen in aay la shaqeyn doonaan.

Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda maamulka degmada Maxaas
Mohamed Yuusuf Cumar ayaa dhankiisa ballan qaaday in uu la imaan doono wax qabad muuqda, isla markaana wax badan uu ka qaban doono amniga degmada Maxaas.

Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda maamulka degmada Maxaas
Mohamed Yuusuf Cumar ayaa ah Aqoonyahay fir-fircoon hammi sare kaleh siyaasadda isla markaana jecel horumarka gobolka Hiiraan