Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay ehelka Abu mansuur

137

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hoygiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu mansuur).

Ehelada ayaa waxa ay guddoomiyaha usoo gudbiyeen cabasho ay ka qabaan sii xirnaanshaha Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay sheegeen In markii hore xarigiisa loo maray hab sharciga baalmarsan.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in ehelka Sheekh Mukhtaar ay la wadaageen walaaca ay qabaan iyagoo ka codsaday in xoriyadiisa dib loo siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here