dhacday magalada baladweyn isla markana Cabdullahi Maxamed Xasan loo dortay gudomiyaha Rugta ganacsiga iyo beeraha gobalka hiiran.
Guddomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Maxamuud Cabdi Cali (Gabeyre) aya aya si rasmi ah u uqonsaday Dorashadi 12/7/,2022 ka dhacday magalada baladweyn isla markana Cabdullahi Maxamed Xasan loo dortay gudomiyaha Rugta ganacsiga iyo beeraha gobalka hiiran. pic.twitter.com/LoJRnAHxnD
— RADIO HALGAN (@rhalgan) January 18, 2023