Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Guddiga la socodka dib u eegista & hirgelinta Dastuurka oo kulan la yeeshay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka
    Gudaha

    Guddiga la socodka dib u eegista & hirgelinta Dastuurka oo kulan la yeeshay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 29, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xasan Macalin Maxamuud.

    Kulanka Guddiga iyo Wasiirka ayaa diiradda waxaa lagu saaray hannaanka shaqo ee guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda, waxyaabaha hortabinta leh iyo dedejinta soo dhisida gudiga madaxa bannaan ee Dib u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo wasiirka la faray in la soo magacaabo dad aqoon.

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo dastuurka Xasan Macalin Maxamuud oo dhankiisa ka jawaabay su’aalo ay waydiiyeen xubnaha guddiga, ayaa bogaadiyay shaqada guddiga Datuurka iyo sida dhaqsaha leh ee ay isula jaanqaadeen, isaga oo xusay in Xukuumadda Dan Qaran ay ka go’antahay dhamaystirka dastuurka. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay kulanka.

    Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Mudane Xuseen iidow oo kulanka soo xiray ayaa Wasiirka uga mahadceliyay sida uu warbixinta uga siiyay su’aalihii la waydiiyay iyo sida ay uga go’antahay qabyo tirka Dastuurka iyo la shaqaynta guddiyada Dastuurka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleSida Turkiga iyo Pakistan ay uga falceliyeen siyaasiga kitaabka Qur’aanka ku gubay misaajid hortii
    Next Article YAA DAYACAY DHAAWACA MACAWISLEYDA IYO ASKARTA REER HIIRAAN?

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dhulgariir saaka ka dhacay Magaalada Al-duqam ee dalka Saldanada Cumaan

    February 19, 2023

    Magaaladda Alduqam  ee dalka Saldanada Cummaan waxaa saaka ka dhacay Dhul-gariir halbeegiisu ahaa 4.1 Richter…

    Daawo:- Wararki ugu danbeeyey dagaalnka socda guri ay deganyihiin Macawiisleey dhaawac ah ee Gobalka Hiiraan

    February 21, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.