HomePolitcalPutlandGuddiga doorashada Puntland oo shaaciyay natiijada hordhaca ah

Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay natiijada hordhaca ah

Guddiga doorashada Puntland ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee deegaano iyo degmooyin kamid ah kuwa ay shalay ka qabsoomtay doorashada golaha deegaanka, isaga oo illaa hadda ku soo saaray natiijada hordhaca ah degmooyin kamid ah gobollada Nugaal, Bari, Haylan, Karkaar iyo Gardafuu.

Natiijada hordhaca ah ee lasii daayay ayaa waxay muujinaysa in ururada qaarkood aad isugu dhow yihiin codadka, gaar ahaan Kaah iyo Mideeye oo la sheegay inay yihiin labada urur siyaasadeed ee codadka ugu badan ka helay doorashooyinkii shalay dhacay, sida ay muujinayaan natiijooyinka hordhaca ah. Hoos ka arag:

Natiijada Doorashada gobolka Nugaal – Burtinle

Ururka Shaqaalaha = 0.4%: 51 cod

Ururka Sincad = 27.2%: 3,433 cod

Ururka Kaah = 41.3%: 5,225 cod

Ururka Mideeye = 19%: 2,387 cod

Ururka Mustaqbal = 4.3%: 547 cod

Ururka Ifiye = 6.8%: 862 cod

Ururka Mideeye = 18% : 218 cod

Ururka Mustaqbal = 17% : 206 cod

Ururka Ifiye = 0.3% : 3 cod

Balidhiin/Bari waxaa hoggaaminaya ururka KAAH

Natiijada Doorashada gobolka Haylaan – Buraan

Ururka Runcad = 0% 0 cod

Ururka Shaqaalaha = 0.2% 3 cod

Ururka Sincad = 18% 245 cod

Ururka Kaah = 26.7% 365 cod

Ururka Mideeye = 43.2% 591 cod

Ururka Mustaqbal = 5.2% 71 cod

Ururka Ifiye = 6.7% 91 cod.

Buraan/Haylaan waxaa hoggaaminaya ururka MIDEEYE

Natiijada Doorashada gobolka Haylaan – Dhahar

Ururka Runcad = 0% : 2 cod

Ururka Shaqaalaha = 4.8% : 216 cod

Ururka Sincad = 26.7% 1,196 cod

Ururka Kaah = 28% : 1,254 cod

Shaxda/Karkaar waxaa hoggaaminaya ururka KAAH

Natiijada Doorashada gobolka Karkaar – Dhudhub

Ururka Runcad = 0% 0 cod

Ururka Shaqaalaha = 0% 1 cod

Ururka Sincad = 0% 1 cod

Ururka Kaah = 21.3% 263 cod

Ururka Mideeye = 26% 832 cod

Ururka Mustaqbal = 0.2% 8 cod

Ururka Ifiye = 29.5% 945 cod

Murcanyo/Gardafuu waxaa hoggaaminaya ururka KAAH

Natiijada Doorashada gobolka Gardafuu – Baargal

Ururka Runcad = 0.3% 7 cod

Baargal/Gardafuu waxaa hoggaaminaya ururka KAAH

Natiijada Doorashada gobolka Gardafuu – Caluul

Ururka Runcad = 0% 0 cod

Ururka Shaqaalaha =0.3% 7 cod

Ururka Sincad =0.4% 9 cod

Ururka Kaah = 39.3% 823 cod

Ururka Mideeye = 9.3% 194 cod

Ururka Mustaqbal = 0.1% 2 cod

Ururka Ifiye = 50.6% 1,061 cod

Caluul/Gardafuu waxaa hoggaaminaya ururka IFIYE

Must Read

spot_img