Kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland oo furmey 16 Juun ayaa looga hadlaayaa qodobo gaaraya 17 qodob oo ay ka mid yihiin:
La-xisaabtanka xukuumaddaHeshiisyada Dekedda Boosaaso, Garoomada Diyaaradaha iyo MaxjarradaKhilaafka Deni iyo KaraashSicir-bararkaDimuqraadiyadda (Guddiga TPEC ayaa loo yeeraayaa)Xaalufka Bad iyo Berri (Dhoofinta Dhirta..)Xaaladda ka soo cusboonaatay Gobolka SanaagGarsoorka Puntland (Dib-u-eegis).
Qodobada heshiiska Dekadda Bosaso oo horey sababey in baarlamaanka laga saaro 8 Xildhibaan ayaan la ogeyn sida loogu guuleysan doono, dooda laga yeelaayo, marar badan ayaa qodobkaan dib loo dhigey isaga oo ku jira ajandaha golaha Wakiilada