Maamulka Gobolka Banadir oo digniin ka soo saaray in faraha lagalla boxo dhulka danta guud ee lakalla qeybsanaayo lagunna xad gudbaayo hantidda Dad-weynaha .
Gudoomiyaha Gobolka Banadir Omar finish ayaa waraaq u kalla diray dhamaan xafiis-yadda Dalka Ugguna sareeyo Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia 🇸🇴 Hassan Sheikh Mohamud kunna war geliyay qodobo Dhowr ah .
Dhismo sharci darro ah oo ka socdo Suqa siinaay ee Degmadda wardhiigleey iyo Xarunta dhulbixinta D/hoose Isla wardhiigleey waxaana dhisanooyo dad ganacsato ah waraaqaddo fasax ahne ka heysto xafiis laggu sheegay mid aad u awood baddan .
Miyaa lasoo celiyay hanti boob-kii xoolaha Dad weynaha .