Waxaa Somalia soo gaaray Gargaar Daawo iyo Rashiin iskugu jirro kanna immaaday Saaxiibadda caalamka looguna talla gallay Shacab-ka ku Nool Degaanadda lagga xureeyay Al-shabaab iyo kuwa mudan Gargarkas.

Gargaar-kaas waxaa lagaarsiiyay qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud oo maanta waxaa Mogadishu kabaxay illaa dhowr iyo Toban Gawaari oo sidday Gargaar .

Gargaar-kii looggu talla gallay Gobolka Hiiraan waxaa sariftay Xildhibaano ka mid ah 25-ka Xildhibaan ee Degaan Doorashadooddu tahay Hiiraan Cash ayeey u qaateen manna jirri doonto Gargaar lageyn doonno Gobolka Hiiraan oo rag ayaa Acc ku shubtay

Shacab-ka masaakiinta ah ee Abaarta iyo dhibaatadda Al-shabaab Ragaadiyeen haddiiba ladhacaayo kistii ka timid Saaxiibadda Caalamka waa wareer manna ahan wax leyska yeeli doono.

Dhawaan fillo magacyada xildhibaanadaas