Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Gaadiid gargaar oo u raran Qaramada Midoobay oo gaaray Waqooyi-Galbeed Suuriya.
    Dibadda

    Gaadiid gargaar oo u raran Qaramada Midoobay oo gaaray Waqooyi-Galbeed Suuriya.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gaadiid nooca xamuulka qaada ah oo u raran Qaramada Midoobay ayaa ka tallaabay soohdinta Turkiga uu la wadaago Suuriya si ay gargaar bani aadamnimo u gaarsiiyaan Waqooyi-Galbeed Dalkaas oo saameyn taban uu ku reebay Dhul-gariirka.

    Inta la xaqiijiyay 52 Gaari oo nooca xamuulka qaada ah ayaa gargaar bani aadamnimo oo ka socda Qaramada Midoobay gaarsiiyay Waqooyi-Galbeed Suuriya oo ay ka jiraan xaalado ka dhashay dhul-gariirkii ku dhuftay 6dii Febaraayo 2023.

    Sarkaal katirsan Qaramada Midoobay ayaa Warbaahinta u sheegay in gargaarkaan aanay ku filneyn Dadka dhul-gariirku saameynta taban ku reebay, qaarkood ma heystaan guryo maadaama guryihii ay degenaayeen ka burbureen.

    Magaalooyinka qaar malahan adeegga Korontada oo waxaa loo damiyay si aanay u badin khasaaraha ka dhashay dhul-gariirka, biyaha iyo adeegyada kale ee aasaasiga u ah nolosha ayaa maqan halka dadku ay sugayaan gargaar degdeg ah.

    Suuriya waxaa ugu geeriyootay ku dhawaad 4,000 oo ruux halka kumanaan kale dhaawac yihiin waxaana intaas dheer guryo la’aanta soo wajahday qoysas badan oo la dejiyay meelo si KMG ah loogu talagalay in ay saldhigtaan inta ay kasoo dhammaaneyso xaaladda taagan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDhageyso:- Nairobi: Culimada oo baaq nabadeed kasoo saaray xaaladda Laascaanood
    Next Article Muxuu la xiriiraa socdaalka Madaxweynaha Iiraan ee Shiinaha?

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dowladda Mareykanka oo isku diyaarinaya dagaal uu la galo waddanka saddexaad ee ugu awoodda badan adduunka

    February 1, 2023

    Sida ay Mareykanka uga go’an tahay in militerigiisu ay diyaar u yihiin wax walba oo…

    10 Bil ka dib maxaa u qabsoomay Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS?

    February 14, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.