Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Feysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Somaliland ka dalbaday inay ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah
    Gudaha

    Feysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Somaliland ka dalbaday inay ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 10, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyada oo weli dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka ay ka socdaan magaalada laas-Caanood ayaa waxaa markii uu horreysay ka hadlay hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID.

    Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in si xal nabadeed loo gaaro looga baahan yahay Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi Cabdi inay ku dhawaaqdo xabad joojin iskeed ah lana wada-hadlo.

    Si loo dhameeyo xiisadda Laascaanood, xal nabadeedna loo gaadho, waa in xukuumadda Somaliland ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah. Dawladdu waa inay fududaysaa gargaarka bini’aadantinimo ee dadka barakacay, ayna samayso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo nabadda  ayuu yiri“ Feysal Cali Waraabe.

    Hadalkan kasoo yeeray hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Injineer feysal Cali Waraabe ayaa kusoo aadaya xilli weli dagaalo xoogan ay ka socdaan magaalada Laas-Caanood, isla markaana aysan dhaqan gelin baaqyo kasoo baxay Madaxda dowladda iyo Caalamka intaba.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDuqa Barcelona oo waraaq yaab leh u diray ra’iisal wasaaraha Israa’iil
    Next Article Ciidamo katirsan howlgalka ATMIS oo isaga baxay Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Soomaaliya

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG DEG Duqeymo caawa ku soconaya magaalada Laascaanood

    February 13, 2023

    Duqeymo culus ayaa caawa ka soconaya xarunta gobalka Sool ee Laascaanood, taas oo ay adeegsanayaan…

    Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

    January 21, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.