Ali Jeyte iyo Dabageed waxaa ka dhax qarxay Dagaal siyaasadeed iyo mid dhaqaalle sidda aan xogta ku heshay Radio Halgan Gudoomiye Ali Jeyte ayaa codsi u qortay Hay’add caalami ah wuxuunna ka codsaday in lobaahanyahay dhaqaalle aad u weyn si Dib u hishiisiin loogga dhax sameeyo Beellaha kalla Ah Xawaadle iyo Habargedir waanna lagga aqbalay codsigaas lacagtiinna wuu gellay.

Muddo kadib codsigaas waxaa maqlay Dabageed oo ah madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle wuxuunna wacay Gudoomiye Ali Jeyte Osman wadda hadal dheer kadib Dabageed wuxuu billaabay innuu weydiiyo lacagta ka immaatay Hay’adda uu codsiga u qortay Ali Jeyte Osman muxuu uggu jawaabay wali lacagta masoo dhicin marka ay immaato Allaha nagaarsiiyo Dabageed intaas kumma qancin oo wuxuu jirri Aliyoow ogaaw leyska yeeli maayo waxaan u baahanahay lacagta qeybta aan ku leeyahay Ali Jeyte wuu ku dimiyay Telephone-ka Oo dhiigga ayaa boqol istaaggay xanaaq owgiis

Dabageed oo ah saaxibul Hunguri wuxuu wacay Ali Guudlaawe Hussein oo ah madaxweynaha Hirshabelle wuxuunna ku Yiri ninkaan  Madaxweyne ali Jeyte ah xilka ka qaad anigoo ah Madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle ayuu amar igga diiday Ali Guudlaawe wuxuu uggu jawaabay soo dhowoow ku-xigeynka Hirshabelloow waxaad isku haysiin Adiga iyo Ali Jeyte idinka ayeey idiin taal balse waxaan kuu sheegayaa in hadda Ali Jeyte Osman lataaban karrin waanna nin ka dhisan dhanta Reer Hiiraan Hirshabelle iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed adiga ayaa ka fudud oo aan iskugu wici karraa dhamaan xildhibaanadda Hirshabelle  10 daqiiqo wax ka yar ayaanna laggu tuurri karaa ee cagta dhulka dhig.

Dabageed oo awalba ka xanaaqsanaa arintii Moqokori loogga reebay magacaabista Degmooyinka cusub ee ka mid noqon doonna Hirshabelle waxaa ugu Darsoomay Mudane Guudlaawe oo kalla saftay Ali Jeyte balse jug kalle oo ka sii culus ayaa ku dhacday odeyga Dabageed wanna wasiir Abdirazak Omar

Gudoomiye Ali Jeyte Osman wuxuu u safray caasimadda Dalka ee Mogadishu wuxuunna kullan saacaddo qaatay layeeshay Wasiir Abdirazak Omar oo ah shaqsi si aad ah isku haayaan waxeeyna isla meel dhigeen siddii Dabageed afka ciidda looggu darri lahaa kullankaas kadib waxaa soo yeeray war naxdin leh kaas oo ah innuu Dabageed gallay xaallad caafimaad darro ah.