Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu ku lug leeyahay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood
    Gudaha

    Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu ku lug leeyahay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Somaliland ayaa ku eedeesay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu ku lug leeyahay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka Laascaanood.

    Wasiirka gaashaandhigga ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo in uu ku lug leeyahay dagaalka Laascaanood ayna dagaalamaan ciidamo uu tababar u diray.

    “Qorshaha lagu khal-khal gelinayo xasiloonida Somaliland ayaa soo socday muddo sanado ah, iyadoo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Farmaajo, uu ciidamo  u diray dalalka Ereteriya iyo Turkiga, si ay tababar ugu soo qaataan, ujeedkooduna ahaa in ay la dagaalamaan Somaliland. Hubkii loogu deeqay Soomaaliya ayaa sida oo kale lagula dagaallamey Somaliland.” ayaa

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaana ka jawaabin eedeyntan kasoo yeertay maamulka Somaliland, waxa ayna horey maamulka sidaan oo kale u eedeeyeen dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDowlad ka laabatay Maalinta Dabaal-dega Laab gelinta Lo’da iyo Sababta keentay (Sawirro)
    Next Article Qoor Qoor oo xariga ka jaray Warshad cusub oo laga hirgaliyay Caabudwaaq (Sawirro)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG DEG Wasiir loo magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya

    January 26, 2023

    Golaha wasiiradda xukuumada Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa xil ka…

    qaraxyadii Maxaas oo gaartay 35 qof.  Dhimashada 

    January 5, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.