Fanaanka caanka ah ee canada udhashay Justin Bieber ayaa sheegay qeyb kamida wejigisa oo ay hal il lasocota in uu ka engegay (paralyse) kanoqday .
Justin oo bartiisa instagram ka kula hadlaayey raaciyadiisa ayaa usheegay in ay halis caafimaad lasoo daristay , taasoo kusheegay in qeyb kamida wejigiisa oo ay hal il lasocota uu ka engegay(paralyse) noqday , justin oo hadalka sii wata ayaa yidhi “xitaa maqosli karo oo qosolka dhib ayuu igu yahay “.
waxuu intaa kudaray sababta ku keentay caafimaad daridaan in uusan garaneynin.