Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Faah faahin:- Dagaal & duqeymo ka dhacay G/ Galgaduud & khasaaro ka dhashay
    Gudaha

    Faah faahin:- Dagaal & duqeymo ka dhacay G/ Galgaduud & khasaaro ka dhashay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 31, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan dagaal xooogan oo u dhaxeeyay ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka ka dhacay deegaanka Ceelgorof oo ku dhow degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud.

    Dagaalka ayaa yimid kaddib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheeynayay in weerar ku qaadaan deegaanka Goobo oo degmada Maxaas ka tirsan ay ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka u dib mareen taliskii Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Ceelgorof

    Saraakiil katirsan Ciidamada degaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in Xubnihii Al-Shabaab iyo Ciidamada dib u xoreynta uu dhexmaray dagaal xooganaa, isla markaana khasaaro badan ay gaarsiiyeen.

    Wararka kale aan helnay ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen xubnihii katirsanaa Al-Shabaab ee weerarka qorsheynayay, balse aan wax faah faahin ah laga helin khasaaraha ka dhashay.

    Wararkii ugu dambeeyay ee saaka naga soo gaaraya goobihii lagu dagaalamay ayaa sheegaya in xaaladu ay tahay mid degan, balse Ciidamada degaanka ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay wadaan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleSomalia, Jabuuti, Kenya & Itoobiya oo Maanta ka shiraya dagaalka ka dhanka ah AS
    Next Article Nin Hubeesan oo dil iyo dhaawac ka geestay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Xildhibaan Sanyare “Hadaan Dhulbahante ahaan lahaa meel baan dhagaxa u dhigi lahaa

    January 21, 2023

    Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa sheegay in Puntland…

    Wasirkii hore Cabdulahi Goodax Barre ayaa yiri Waxaan maanta magaalada Muqdisho uga qeyb-galay Shirweynaha Waxbarashada Qaranka oo Madaxweynaha JFS si rasmi ah maanta u daahfuray.

    March 13, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.