Faafaahino kasoo baxayo qaraxayadii maanta ka dhacay Degmooyinka buulo-barade iyo jalalaqasi.

ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay 25 kalan dhawacayo ayaa kasoo gaaray qaraxayo ismiidaamin ah oo maanta ka kala dhacay degmooyinka jalalaqasi iyo buulo-barade oo Katirsan gobolka hiiraan.

Weerarka koowaad oo ahaay laba qarax oo ismiidaamin ah ayaa kan koowaad lagu dhuftay koontorool dhanka galbeed magaalada jalalaqasi xigo halka qarax labaad u si xooga ah ku galay bartamaha magaalada aydoo aay ciidamada amaanka bursanaan waxuu ku qaraxay meel an buundada ka fogeeyn taaso keentay inu khaasaro xoogan gaaro dad shacab ah.

Qaraxayada Degmada jalalaqasi ka dhacay ayaa sababay dhimashada 8 qof oo shacab ah iyo 15 dhawac ah aydoo burbur xoogan u gaaray magaalada inta badan iyo goobo Waxbarsho.

qaraxa sadaxaad ayaa isna lagu dhuftay wax yar una markii labada qarax lagu weeraray Degmada jalalaqasi bartamaha degmada buulo-barade gaar ahaan meel an ka fogeeyen xarunta maamulka, 7 qof ayaa ku dhintay halka dhawacna u kabadan yahay 10 qof oo shacab ah sida aay laamaha amaanka sheegeen.

qaraxaydan ayaa imaanyo xili bilo kahor sidaan oo kale qaraxayo isku mid ah lagu qaaday Degmooyinkan kuwaaso sababay khaasaro xoogan aydoo dhamaan weeraradn aay sheegteen  Al-Shabaab.