Ethiopia oo kulan Yeeshay ayaa ka hadlay Arimo badan oo ka tagan dalka.

114

Golaha Amniga Qaranka Ethiopia oo kulan Yeeshay ayaa ka hadlay Arimo badan oo ka tagan dalka.

 

Golaha Amniga Qaranka ayaa Qiimeeyay Xaalada guud ee Dalka’ iyago si Qoto dheer uga hadlay Khataraha ka iman kara kooxaha Dagaalka kula jira dawlada.

 

Golaha amniga ayaa sido kale ka hadlay Kooxaha hubaysan en Sharciga ahayn & Urur Diimeedyada Xagjirka ah iyo Kooxaha cadaystay Musuq-maasuqa xadhkaha gostay.

 

Golaha ayaa diirada Saaray sidii Caqabadaha jira si Tartiib ah loga gudbi lahaa.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here