Duqayn lagu dilay xubno ka mid ah Alshabaab.

259

Duqayn lagu dilay xubno ka mid ah Alshabaab.

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Mareykanka ee Africom ayaa howlgal wadajir ay u fuliyeen waxaaa ay ku dileen shan ka mid ah Dagaalamayaasha Alshabaab.

Howlgalkan dhanka cirka ay kaga qaadeen diyaaradaha dagaalka oo kaashanaya CXD ayaa waxaa uu ka dhacay degaan u dhow Beer xaani.

Majiro khasaare soo gaaray dadka shacabka ah inta uu socday howlgalka wadajirka ay fuliyeen ciidanka xooga dalka oo kaashanaya kuwa Africom.

Al shabaab dhankooda wali wax war ah kama soo bixin ee ku aadan Duqaynta lagu dilay xubno iyaga ka tirsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here