Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay dhismaha Waddada Xoosh + Sawirro
    Gudaha

    Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay dhismaha Waddada Xoosh + Sawirro

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 7, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ,aamta dhagax-dhigay Wadada dheer ee xiriirisa Xoosh illaa Ex- koontarool Afgooye, taas oo lagu sameyn doono dib u dayactir.

     

    Wadadam oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha ayaa dhex marta degmooyinka Dharkenley, Kaxda iyo deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho.

    Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Jimcaale, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Dharkeynley, Kaxda, Garasbaaley, Madax ka socotay Shirkada Buruuj iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed oo gacan ka geysana dhismaha wadadaan.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in dhismaha wadadaan ee qeyb weyn ka qaadan doonto isku socodka iyo isku xerka Gobolka Banaadir iyo Gobolka Shabeelaha Hoose, fududeynta Ganacsiga isaga kala goosha labada Gobol iyo in culeeska isku socod ee Magaalada Muqdisho uu aad u yaraado

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 5,000 – Wararkii u dambeeyey
    Next Article Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay xaaladda magaalada Laascaanood

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay hadal shaki geliyay Siyaasiyiinta Puntland

    January 8, 2023

    Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in madaxdii Puntland ee isaga ka…

    Maxaa ka jira in Imaaraadka saldhig ciidan laga siinayo gobolka Guardafu ee Puntland?

    February 19, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.