Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay dadaalka ay ugu jirto ku biiritaanka Ururka Bariga Afrika
    Gudaha

    Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay dadaalka ay ugu jirto ku biiritaanka Ururka Bariga Afrika

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 3, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa faah faahin guud ka bixiyay dadaalka ay dowladda Soomaaliya ugu jirto inay xubin ka noqoto Ururka daladda Bulshada bariga Africa.

    Wuxuu sheegay in 40 Xubnood oo ka socday Ururkaas oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada muqdisho ay Soomaaliya qiimeyn kaga sameeyeen dhinacyada, Dhaqaalaha, Amniga, Ciyaaraha, Sharciga si Soomaaliya ugu biirto Ururka, isla markaana ay qabaan in natiijo wanaagsan ay soo bixi doono.

    Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan Cumar Hadliye wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in Wafdiga Ururka Bariga Afrika ka socda ay Soomaaliya gudbin doonaan natiijo wanaagsan, isla markaana ay rajeynayaan in wixii ka dambeeya 2-ka Bishaan loo gudbi doono wajiga labaad ee Hanaanka ay uga mid noqoneyso Ururka.

    Dhinaca kale Wasiiru dowlaha wasaarada arrimaha dibadda XFS  Cali  Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa sheegay in Ururka oo ka kooban 7 dal faa’iidada ugu jirta Soomaaliya ay tahay in ay u fududaadaan arrimaah Ganacsiga, Socdaalka iyo inay dadka Soomaaliyeed Shaqo ka heli karaan dalalka kujira Ururka Bariga Afrika.

    Dowladda Cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ay dadaal ugu jirtay sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd  Ururka Bulshada bariga Africa, iyada oo hadda dowladda rajo wanaagsan ka qato ku biiritaanka Ururkaas.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleAbaabulka howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billaawday Gobolka Mudug
    Next Article MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo gaaray si uu uga qaybgalo wajiga 2aad ee Shirka Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    MW Hirshabeelle oo Shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada

    January 29, 2023

    Madaxweynaha Dowlad Hirshabeelle  Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Shirgudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad…

    Shirka ka furmayo Nairobi maxaa looga shiri doona masa noqon doona Isbaheysi cusub oo ay sameeystan siyaasiinta Reer Hiiraan?

    January 28, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.