Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa yimid Muqdisho si uu uga qaybgalo

155

Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here