Diwaanka Doorasha kenya ayaa lagu arkay 500 boqol oo kun oo qof oo dhintay magacyadooda .

95

Diwaanka Doorasha kenya ayaa lagu arkay 500 boqol oo kun oo qof

oo dhintay magacyadooda .

 

Ayadoo doorashada kenya laqabanayo 2 bilood kadib ayaa hadana Golaha loo yaqaano Golaha Madaxa Banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha( The Independent Electoral and Boundaries Commission) oo kenya laga leeyahay ayaa soo saaray warbixin ,taasoo ah dad dhintay oo nus malyuun ( 500 boqol oo kun oo qof ) ah ayaa laga helay diwaanka doorashada ,weliba diwaangeliyay si ay codeeyaan .

 

Arinta ayaa lagu sheegay in ay tahay musuqmaasuq lagu xadi rabo codadka ayadoo lagu badsanayo codadka , taasoo udaneyneysa koox gaar ah ama xisbi gaar ah .

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here