Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Dhulka ayaa ladhigay Gobolka Hiiraan.
    Wararka

    Dhulka ayaa ladhigay Gobolka Hiiraan.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 7, 2023No Comments3 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sidda aan lawada socono Gobolka Hiiraan waa halkii lagga billaabay Dagaalka laggu ciribtiraayo Argigixisadda Al-shabaab Dagaallaas oo gaarray Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud waxa uunna noqday Dagaal u iftiimiyay shacab-ka Soomaaliyeed in lagga adkaan karro Al-shabaab.

    Muddo kadib waxaa lagaaray Guul aad u weyn oo Shabeellada Dhexe Hiiraan iyo qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa Gacanta Dowladda Federaalka laggu soo celiyay, Al-shabaab waddo cad ayaa laggu dirray jab moyee guul kalamma taggin Furimaha Dagaalka.

    Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud durbo waxa uu hellay fursad aad u weyn meel waliba ayuu u qeyla dhaamiyay Hub iyo Dhaqaalle ayuu u raadsaday wadamadda Diriska asaga oo adeegsanaayo ereyo ah.

    :Al-shabaab innaan ka ciribtirno wax yar ayaa innoogga dhiman waxaan helnay Geesiyaal lamagac baxay Macawisleey kuwaa oo iska abaabullay Gobolka Hiiraan wàaanna Furaha Guusha Somalia”

    Dhamaan Caallam-ka ayaa u soo gurmaday oo Dhaqaalle Gargaar iyo Hub intaba waa lasoo gaarsiiyay Dowladda dhexe balse maxaa dhacay.?

    Dhamaan Hub Gargaar iyo Daawo intii looggu talla gallay Degaanadda Al-shabaab lagga saaray Bulshadda ku Nool in lagaarsiiyo waxa lageeyay hal Deegaan oo keliya Degaankaas oo ah Gobolka Shabellada Dhexe waanna Degaanka Abtirsiimo ahaan ka soo jeeddo madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud.

    Lamma fiirin shacab-ka reer Hiiraan wax Daawo ah lamma geyn Gargaar iskaba daaye in Rashiin iyo Hub lalla gaarro Shacabkaas dhibaateyeen Al-shabaab xitaa lamma eeggin shanta Degmo ee Gobolka Hiiraan ka kobanyahay marka lagga Reebo Degmada Matabaan intii kalle Dhulka ayaa ladhigay oo Qarax ayaa laggu burburiyay.

    Dowladda iyo Al-shabaab yaa u roon Shacab-ka reer Hiiraan marka lagga eeggo dhan kasta ?

    Marnaba madhihi karno Al-shabaab ayaa u Wanagsan Shacab-ka reer Hiiraan oo waa Qawaariij aan arxan laheyn balse Dowladda waa ay dayacday Shacab-ka ku Nool Gobolka Hiiraan waxanna dhihi karnaa waa in laraadiyo Bedal kalle oo dhaammo Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud.

    Si loogga saarro xaaladda addag shacab-ka reer Hiiraan waxaa laggu tashaday in laqabanqaabiyo Shir aan caaddi aheyn shirkaas oo loogga hadlaayo Aayaha iyo masiirka reer Hiiraan madaamma laggu hungoobay Dowladdii rajadda lagga lahaa in kastoo Dadka qaar ay leeyihiin madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud shacab-ka reer Hiiraan wuu ka aarsanayaa oo Arimo horre ayaa dhax yaal.

    16-ka bishaan waxaa laggu ballamay in Nairobi kenya leyskugu yimmaaddo si Masiirka Gobolka Hiiraan lpogga hadlo waxaanna shirkaas Gudoomiye ka ah Ugaas Yuusuf Ugaas Hassan Ugaas Qaliif.

    Shirkaan waxa uu socon doonnaa muddo 3 maalin ah kaas oo aan loo kalla kici doonnon waxaanna ka soo qeyb geli doonna Xildhibaano Siyaasiyiin ganacsado iyo Diaspora muhiimadda uggu weyne waa in lahelo waxa uu mudnaa Gobolka Hiiraan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG-DEG:- qarax ayaa ka dhacay Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan iyo CXD iyo Macawiisleyda oo calamad su’aal sarantahay?
    Next Article XOG: Qadiyada SSC oo xalay hareysay shirkii aan caadiga aheyn ee Golaha Wasiirada Soomaaliya

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Mareykanka oo dowlada Somalia ku wareejiyey hub, Gaadiid iyo saanado kale

    January 8, 2023

    Wasiirka gaashandhigga xukuumadda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya kala wareegay…

    Ciidanka Soomaaliland Oo Lagu hareereeyey Xerada Gooja cade

    February 27, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.