Dhoolla tuskii uggu horeey uu soo bandhigo Xildhibaan Sanbaloolshe

169

Hussein Mohumed Arelle kunna magac dheer Qeyla-weyne ayaa loagacaabay maamulka Degedda magaaladda Mogadishu magacaabistiisa waxaa qeyb weyn ka ahaa Amma waqti baddan geliyay Xildhibaan Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe.

Waa dhoolla tuskii uggu horeey uu soo bandhigo Xildhibaan Sanbaloolshe tan iyo markii loodoortay innuu hogaamiyo bulshadda uu ku metello kursiga Hope058.

Dad baddan ayaa dhaliil iyo qeylo ka keennay innuu xilkaas u soo dhameeyo shaqsi xigto dhaw yihiin iskagga sokeeyaan dhamaan bulshadda uu kursiga Hope058 ku metello Xildhibaan Sanbaloolshe waxaanna billowday qeyla dhaan ka dhan ah sidda wax u waddo Xildhibaanka .

 

Mar aan wax ka weydiinay siyaasi Ahmed Farah wuxuu ka yirri arrintaan .

“Siyaasadda soomaalida ayaaba iska noqotay nin walbo hanooleysto ninkiisa waanna tan hadda taallo miiska awood qeyb-siga kursiga Hope058. “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here