Dhawan Siyaasiga noqon Doono Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Hir-shabelle Prof. Maxamed Xasan Ibraahim Qoono! Ayaa Barta Facebook ku leyahay qoraal Koban ku qoray (wax badan ka ogoow)

53

 

Shaqsiga Badalin Doono Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed ayaa ah Xildhibaan hore Maxamed Xasan Ibraahim Qoono! Ayaa Barta Facebook iyo Twitter ku leyahay ayow ku qoray qoraal oo ah Kameen Biloowgiis Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Hase ahaate waxa muuqato inow Badali DoonoMadaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed oo hadda ku Fadhiya kurisga Labad DG Hir-Shabeelle.

Xildhibaan hore Qoono hadal haynta Badan ayaa ka jirto ku adaan Sameeyntiisa in dib usoo laabtay Xildhibaan hore Qoone Soo Laabtay Madaxweynaha Dowlad Federaalka Soomaaliya. XASAN SHEEKH.

Musharax Madaxweeyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Mohamed Xasan ibraahin qoono ayaa yiri Samata bixinta iyo islaaxinta Hirshabelle waajib beey nagu tahay hadaa nahay bulsho weynta Gobolada Hiiraan iyo Gobolka shabelada dhexe.

#Caraislaaxin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here