Dhallinyarada kasoo jeeda gobolka Hiiraan ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan sodhaweyn ah u sameeyay guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada (Sawiiro)

223

Muqdisho(Radiohalgan.com)-Dhallinyarada kasoo jeeda gobolka Hiiraan ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan sodhaweyn ah u sameeyay guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi Xiish oo Muqdisho u gaaray howlo shaqo.

Dhallinyarada ayaa guddoomiye Cabdi Xiish ku boggaadiyay wax qabadkiisa mudda kooban ee uu xilka haayo, waxa aayna ballan qaadeen in aay la shaqeyn doonaan.

Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi Xiish ayaa ka mahadceliyay sodhaweynta loo sameeyay waxuuna Dhallinyarada warbixin ka siiyay horumarka dhallinyarada gobolka Hiiraan iyo wax yaabihii u qabsoomay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here