Gudoomiyaha Xisbiga Daldhis ahna Gudoomiyaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiyada Soomaaliyeed Dr. Abdirahman Hussein Adow ayaa tacsi ka diray qaraxyada Buulaburte iyo Jalalaqsi asoona ka digay in weli wax intaas ka weyn ay Qawaariijta la maagan yihiin Ummadda Soomaaliyeed.

Hoos ka Daawo Muqaal