Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DFS oo sheegtay Howlgal ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose in lagu dilay 136 ka tirsan AS
    Gudaha

    DFS oo sheegtay Howlgal ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose in lagu dilay 136 ka tirsan AS

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 29, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA iyo Saaxiibada Soomaaliya ay Howgal ka fuliyeen deegaannada Tawakal iyo Garasjeeleed oo 12 KM dhanka Galbeed kaga beegan Degmada Jannaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

    Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Howlgalka ay Ciidanka Dowladda ku dileen 136 ka tirsan Dagaalamayaasha Al-Shabaab kuwaas oo ku sugnaa goobta uu ka dhacay Howgalka.

    Sidoo kale Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in Howlgalka lagu dhaawacay 98 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab, isaga oo wasiirka hadalkiisa sii raacsiiyay in uu dhaawac gaaray qaar ka mid ah horjoogalaay ka tirsan kooxda oo ku sugnaa goobta uu ku dhacay Howlgalka.

    Dhanka kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in goobta lagu burburiyay gaadiid ay saanad ahaan u itcimaalayeen iyo gaadiid ay ugu talageen in ay ku filiyaan Qaraxyada, waa sida uu hadalka uu u dhigay.

    Qaar ka mid ah Gobollada Dalka ayaa waxaa ka socda dagaal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab, iyada oo Ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan macawiisleyda ay la wareegeen deegaanno dhowr ah oo dhacay Dowlad Gobaleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG-DEG Qarax aad u Xoogan iyo Rasaas Badan ayaa ka socodo
    Next Article MW JFS oo Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay kala hadlay laalidda cunaqabateynta Hubka Saaran Soomaaliya

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal CİMİLADA HAWADA SARE ATMOSPHARE-KA XAQİİQO KU SAABSAN-3AAD

    March 8, 2023

    https://youtu.be/qoTUzr_WNa0

    MW Erdogan muxuu u baajiyay shirka Saddex geesood ah ee Turkiga, Sweden & Finland ay ku ballansanaayeen?

    January 25, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.