Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Deni oo magacaabay Xeerliyaaha guud ee DG Puntland & Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida
    Gudaha

    Deni oo magacaabay Xeerliyaaha guud ee DG Puntland & Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 6, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntlnad iyo Guddoomiyaha Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus.

    Saciid Deni Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa Axmed Maxamed Yusuf (Taaraan) u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud oo ahaa Guddomiyaha Maxkamadda Sarre Puntland, isaga oo xilka ka qaaday xeer ilaaliyaha guud Maxamuud Xasan Aw-cismaan.

    Sidoo kale wareegtda ka soo baxday Madaxtooyada Puntland  ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Dowlad Gobaleedka Puntland loogu magacaabay Gaashaanlle sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed.

    Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in “Xeerkani uu dhaqan gelayaa marka uu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay” sida lagu yiri wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Laascaanood
    Next Article DEG-DEG: M/weyne Deni oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Mar kalle ayuu cagahiisa ku istaaggay Airport-ka Beledweyne

    February 8, 2023

    Wasiirkii uggu horeeyay ee Maamulka Hirshabelle oo qabtay shaqo aad muhiim uggu aheyd reer Hiiraan…

    Xubno ka tirsan AS ayaa weerar madaafiic ah ku qaatay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

    January 15, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.