DENI IYO XAMAR:Shalay oo uu musharrax ahaa iyo maanta oo uu soo laabtay i

188

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya Caleemasaarka Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo Berrito ka dhacaya Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here