Faafaahin Qaraxii ka dhacay daqiiqada ka hor Dagmada Wadajir .
Abdullahi Sheikh Ahmed oo ka dagay Gaarigiisa una sii lugeenayay Masjidka si uu u dagado Salaada Khudbada ayaa lootaabtay Mina dhulka lagu aasay.
Dhaawac halis ah ayaa ka soo gaaray Madax waxaana dad kale oo ku sugnaa goobta ka soo gaaray dhaawacyo culus & kuwa fudud…