Degdeg:Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Dil toogasha ku fulisay Ninkii Maalin kahor Gabar Ganacasta ah ku Dilay Magaalada Beydhabo. By Beledweyne Hiiraan - June 7, 2022 173 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Baydhaba maanta lagu toogtay ninkii dilay,kadibna Suuliga ku riday maydkeeda,Allaha u naxariistee Aamina Maxamuud. Dadkan waxay daawanayaan goobta laga fulinayay xukunka qisaasta.