Degdeg:Khilaaf Xoogan oo Soo kala dhaxgalay Bahad Waxbarashada Hir-shabeelle

82

#Degdeg:Khilaaf Xoogan oo Soo kala dhaxgalay Bahad Waxbarashada Hir-shabeelle iyo Wasaaradda Waxbarashadda Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle.

Khilaaf Xoogan ayaa katagaan qaadista imtixaanka fasalka 8aad ee Wasaaradda Waxbarashadda Maamulkaas oo aay Wasaarada qorsheeysay in La qaada 4 bishaan oo Shalay eheyd Hayeeshee Sababta dib u dhaca keenay ayaa Lagu Sheegay khilaafaadka Wasaarada iyo Bahad Waxbarashada u dhaxeyo taaso ka dhalatay Lacago aay Wasaaradda kusoo Rogtay Aradayad Galeyso Imtixaanka oo Lacaga hormaris ah oo aay Wasaarada ka Dalbatay kahor Galista imtixaanka taaso aay ka biya diideen Maamulada Waxbarashada Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayey ugu baaqeen inu Waxkaqabta dhibaatooyinka Wasiirka ku haayo Waxbarashada oo Sababta inu Maalintii Labaad Dib u dhaco galista imtixaanka fasalka 8aad Degaanada Hir-shabeelle.

4 bishaan ayey Wasaaradda horay u Soo Saartay Guud ahaan Hir-shabeelle Laga galaa imtixaanka fasalka 8aad Hayeeshee dib ayey u dhacada Sababo La Xiriiro khilaafaadkan.


 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here