DEG-DEG:-Xasan Sheekh Ayaa Afhayeenka madaxweynaha u magacaabay Abdikariin oo ahaa wariye ? By Beledweyne Hiiraan - May 26, 2022 434 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Ayaa Afhayeenka madaxweynaha u magacaabay Abdikariin Cali Kaar oo ahaa wariye ka shaqeyn jiray Somali Channel.