DEG-DEG:- Kooxda TPLF Ayaa sheegtay in ay wada hadal diyaar

127

DEGDEG Kooxda TPLF Ayaa sheegtay in ay wada hadal diyaar u tahay.Xili dhawaan Dowladda Itoobiya sheegtay in gudi loo magacabayo dhax dhaaxinta Dowlada iyo TPLF si loo soo afjarayo colaada dhiiga badan ku daatay,

 

Hogaamiyaha kooxda TPLF Debretsion Gebremichael, ayaa sheegay in kooxdiisu ay diyaar u tahay inay kala xaajoodaan dowlada nabad ku waajahan mabaadi’da aasaasiga ah ee xuquuqul insaanka, dimoqraadiyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here