DEG-DEG:- Koox hubeeysan ayaa Gaalkcayo Goordhaw ku Dishay Nabadoon Cabdiqani

267

Nabadoon Cabdiqani Xassan Waloore oo ka mid ahaa nabaddoonada gobolka Mudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Marxuumka ayaa la toogtay xilli uu ka soo baxay Masjidka Macmuur ee xaafadda Garsoor oo uu ku soo tukaday Salaadda Cishaha, sida ay sheegeen goobjoogayaal Radio Halgan.

 

Masjidka Macmur waxaa horey loogu dilay aabbihiis.

 

Alle ha u naxariisto.

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here